Originally posted on Adenkad's Blog:
History ,what is history? To me history is the study of past events, particularly in human affairs, and one of the most important reasons for studying history is to learn from our past and avoid repeating mistakes. Somalia, a country famously known for the civil war that is still…


Shalay waxaa isoo salaamay gabar Soomaliyeed oo aan howl la qaban qaabinayay. Iyada iyo wiilkeeda oo 5 jira ayaa ii yimid. Badanaa xafiiska dhiil ama dhalo yaroo (sida dhiisha u samaysan) ayaan nanac ka buuxiyaa. Caruur daalan oo waalidka la socda haday yimaadaan, qaylo iyo oohin intay gali lahaayeen way wanaagsan tahay in xabad nanac […]


Maansada waxaa la isku yiraahdaa (fadlan hadii aan qaldanahay isax), gabay, geeraar, buraanbur. Hadaba, maansadu waxay hoos tagtaa suugaanta. Sidaan la soconaba, suugaan markii ay noqoto, waxaa la tirinayaa, shirib, guuroow, dhaanto, iwm. Hadaba, shiribka, guuroowga, iyo dhaantada, ilaa iyo hada waxa laysku yiraahdo ma garanin, hase ahaatee, maansada ayaan fahamsanahay. Reero gabay iyo buraanbar […]


Waqtiyo waxaa jira dhibka iska badan yahay, caruur korin, iskool aadis, dad dibada kaa jira ood ka walwalsan tahay, biilasha ood bixin waydo, noloshaada oo saad rabtay usoconin iyo waxii la mida kusoo wajahaan. Marka dhibka bato, waxaa dhacda in aan qalbiga iska niraahno, dadaalka aan wadno ma istaahilno, ama si qalad ah aanu nafteena […]


Kol dhawaanaan wada hadal guud oo ku salaysan dadkeena iyo dalkeena (waa arimaha badanaa aan ka hadlee) ayaan la yeeshay koox dhalinyara Soomaaliyeed. Waxaan ka wada munaashaqoonaynay sidaan dadnimo xumada uga bixi lahayn. Dhowr qof oo ka mida kooxdani ayaa faalo ka bixisay arinkan: Saafi: Soomalida dhib iyo qaxarkooda maba dhamaanayo, kuligoodna way isla fiican […]


“Sirad waa 28 jir laba caruur haysata. Hablaha shiishada caba ayay ku jirtaa. Siraad guri dowladeed ayay ku jirtaa, ninkii ilmaha dhalayna dhowaan bay kala tageen. Kol dhawayd bay xafiiska guryaha ka kireeyay ay soo booqatay si ay ula munaashaqooto maamulka guriga. Siraad waxaa in dhawaale warqad xadgudub lagu siiyay kadib markii dariskeeda ka dacwoodeen […]


Soomalida sooma oran jirin, “Nin tiisa qaadaa tu kale ku dara.” Hadaba maxaa taa naga badalay mise qaxii baa nakal firdhiyay, kala firirshay fikirnaga mise inagaa meel kale la’oo haduun bay ceebteena iyo caqli yaridanada soo baxaysaa? Kolay si la isugu raacyoo, dadka Soomaliyeed way dhib badan yahiin hase ahaatee dheeftoodaa ka badan. Horta waano […]


At the Hawala centers, operators are Somali, they speak Somali, interact with their customers who are also Somali. They often chat about the dire situation in their country, how women and children suffer, what to do about Alshabab and how they behead people without due process, etc. Some of the stories customers talk about include […]


Ilaa iyo bishantan November 18keedii ayaan fasax dhan laba asbuuc ayaan shaqada ka qaatay. Maadaama aan arday ahay ayaan doorbiday inaan firaaqo u helo cilmi baarida, akhrinta, iyo gunaanadka warqadaha laygaga baahan yahay fasalada aan haatan qaadanayo. Dhowr maalmood kadib markaan fasaxa qaatay, maadaama aanan shaqo aadin, ayaan aad u nastay. Maskaxdiibaaba ii dagtay, howlahii […]


“Qayb”, it is a meaning derived from Somali language . It means “partial”, and in this case, it is a blog aimed to dismantle the tribal movements, cultural-ism that has ravished the lives of Somalis leaving the land empty of scholars, and encourage those who would rebuild it and would bring the whole piece qayb […]